Community u taagan Somali diaspora-da doonaya inay dhistaan online business run ah — hayaan cad, tallaabo tallaabo ah.
Join The CommunityHaddaad tahay qof Somali diaspora ah oo dhowr sano isku dayayay inaad dhisato online business, dunidana kaga noolaan karto daafaheeda kala duwan — waxaan samaynay Hayaan (Roadmap) gabi ahaanba ka duwan. Eeg farqiga:
Annaga ma isticmaalno consumer-first content, balse customer-first content — adoo si toos ah ula hadlaya ideal customer-kaaga. Content kasta wuxuu wataa 3 goal:
Bilow soo jiidasho leh oo joojisa scroll-ka, kuna khasbaysa qofka inuu sii akhriyo.
Qiimo dhab ah oo customer-kaaga wax u taraya — ma aha buuq iyo hadal madhan.
U tilmaan qofka tallaabada xigta ama meeshaad wax uga gadi laheyd.
Ee diyaar ma u tahay dadaal iyo juhdi badan??
Yeah! Let's Start